Heemaal News Network
somali

Axmed Madoobe Oo Muqdisho Ka Soo Degay

Madaxweynaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaamka, ayaa duhurnimadii maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, iyadoo garoonka diyaaradaha ee Aadan Cabdule ay ku soo dhaweeyeen xubno ka tirsan goliyaasha dowladda federaalka Soomaaliya.

Waxaa uu ka qeybgali doonaa shirka wada tashiga ah oo uu iclaamiyay Ra’isul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya mudne Maxamed Xuseen Rooble oo ka furmaya magaalada Muqdisho.

Saaka waxaa Muqdisho soo gaaray madaxweynaha Koofur Galbeed, iyadoo uu ka sii horeeyay madaxweynaha Galmudug, waxaana la filayaa in ay yimaadaan labada madaxweyne Hirshabeele iyo Puntland.

 

Related posts

Ciidamada Israel Oo Weeraro Cusub ku Qaaday Gaza.

Heemaall

Cayaartay ka Cararayay Taalibaan Oo ka Mid Noqday Dadkii kasoo Dhacay Diyaarad ka Kacday Kabul

Heemaall

Midowga Yurub Oo Lacagihii kala Bar Dhimay Ciidamada Kenya Ee ku Sugan Somaliya.

Heemaall