Heemaal News Network
Soomaaliya

Baarlamaanka Dowlad Degaanka Somalida Oo Xasaanadii ka Xayuubiyay 12 Xildhibaan

Baarlamaanka degaanka Soomaalida ayaa maanta xasaanadii ka qaaday 12 xildhibaan oo maanta muran ka dhex abuuray golaha.

Xildhibaanadan ayaa doonayay in Ajendaha kulanka Baarlamaanka loogu daro xilka qaadis lagu sameeyo madaxda ugu sarraysa Deegaanka.

Xildhibaanada laga qaaday Xasaanada ayaa kala ah:

Maxamed Axmed Layli

Axmed Aadan axmed

C Waali Axmed Faarax

Mahad Xasan Maxamed

Shaafi Cashiir

Nadiir Yuusuf Aadan

C risaaq C Laahi Belyi

Yuusuf culmi isaaq

Axmed xasan nuur

Yuusuf axmed xirsi

Nimcaan claahi xamare

C raxmaan curaagte

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More