Heemaal News Network
somali

Baarlamaanka Fadaraalka Oo La iskugu Yeedhay Fadhi Gaar Ah

Guddoonka Golaha Shacabka ayaa iclaamiyay fadhi gaar ah oo aan caadi aheyn oo maalinta Sabtida ay yeelanayaan Xildhibaannada.

Fadhigan aan caadiga aheyn ayaa waxaa Golaha Shacabka kula hadlaya Madaxweyne Farmaajo, si uu ugu sheego inuu dib loogu noqonayo heshiiskii doorashada ee 17 September, isla markaana looga laabto muddo kororsigii labada sano.

Xildhibaannada dalka dibadiisa ku sugan iyo kuwa gobolada dalka ku maqan ayaa la faray inay si degdeg u soo galaan Muqdisho, si ay u soo xaadiraan fadhiga aan caadiga aheyn ee maalinta Sabtida.

Halkan hoose ka akhriso:-

Related posts

Beel Qado Sharafeed ku Maamuustay Suldaanka Cusub Ee Suldaan Samater.

Heemaall

Puntland:-Amoud Foundation Oo Deeq Rashin ah Gaadhsiisay 1300 Qoys Oo ku Nool Puntland.

Heemaall

Wasiir Bayle Oo Booqday Qaybta Cashuuraha Ee Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Heemaall