Heemaal News Network

Baarlamaanka Oo Aqbalay Codsi Dib Loogu Dhigayo Magacaabista Wasiirada Hirshabeele.

Baarlamaanka cusub ee dowlad goboleedka Hirshabelle oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Jowhar ayaa meel mariyay codsi uga yimid Madaxweynaha maamulkaasi Cali Guudlaawe Xuseen.

Kulanka Baarlamaanka Hirshabelle yeesheen uu Gudoominayay Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Cabdixakiim Luqmaan Xaaji ayaa looga dooday codsi uu Maadxweynaha Hirshabelle ku dalbanayay in loo kordhiyo mudada magacaabista Wasiirada

Xildhibaanada oo dood ka yeeshay ajandaha kulanka maanta oo ahaa ansixinta codsiga Madaxweynaha Hirshabelle Baarlamaanka soo hor dhigay ayaa ugu dambeyn Xildhibaanada ku ogolaadeen codsiga Madaxweynaha qaab gacan taag ah.

Madaxwweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe ayaa heesta 45 cisho uu kusoo magacaabayo golaha cusub ee Wasiirada maamulka Hirshabelle.

Related posts

Itoobiya Oo U Digtay Dowladda Sudan.

Heemaall

Guddiga Lagu Muransan Yahay Ee Doorashooyinka Oo War kasoo Saaray Dibu Dhaca.(Akhriso)

Heemaall

Madaxwayne Biixi Oo kusii Jeeda Nairobi.

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More