Heemaal News Network
somali

Baarlamaanka Oo U Codeeyey In Dib Loogu Noqdo Heshiiskii 17 Sebtember

Baarlamaanka fadaraalka Soomaaliya ayaa u codeeyey in dib loogu noqdo heshiiskii 17 sebtember ee Baydhaba kadib khudbad koobaan oo uu maadaxweyne Farmaajo kaga codsaday baarlamaanka.

Codsi uga yimid madaxwynaha kadib ayaa cod gacan taag ah la galiyey, waxaa ogolaaday in lagu noqdo 140 xildhibaan, cid ka aamustayna ma jjirin, cid ka soo horjeesatyna ma jirin.

Waxaa goobta codbixinta ka baxay madaxweyanaha isga oo ku soo noqday codbixinta kadiib una mahad celiyey xildhibaanada.

Related posts

Golaha Iskaashiga Khaliijka Oo soo Dhaweeyay Go’aankii Somaliya Iyo Kenya

Heemaall

Ciidamada Oo Burburiyay Goob Qaraxyo Lagu Diyaariyo soona Bandhigay Agab iyo Xubno.(Sawiro)

Heemaall

Dhalinyaro Cadaalada Daro Uga Soo Goostay Ciidanka Danab Oo Cadaalada Daro Kala Kulmay Somaliland

Heemaall