Heemaal News Network
somali

Beesha Caalamka Oo Fariin Adag U Dirtay Xildhibaanada Labada Aqal.(Akhriso)

Iyadoo la joogo habeenka ka horreeya doorashada madaxweynaha Soomaaliya, ayaa, Saaxiibada Beesha Caalamku waxay ugu baaqayaan dhammaan xubnaha Baarlamaanka inay waajibaadkooda dastuuriga ah u gutaan si ay ku jirto danta dalka.

Waxaan ku boorinaynaa Xildhibaanada inay ku codeeyaan damiirkooda iyagoo dooranaya musharaxa ay rumeysan yihiin inuu la imanayo siyaasadda iyo tayada hogaamineed ee lagu hormarinayo nabad, xasillooni, barwaaqo, iyo dowladnimo suuban sanadaha soo socda.

*Hawlgalka Kalaguurka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), Canada, Denmark, Masar, Itoobiya, Midowga Yurub (EU), Finland, Urur-Goboleedka (IGAD), Ireland, Talyaaniga, Japan, Kenya, Ururka Jaamacadda Carabta (LAS), Ururka Iskaashiga Dalalka Islaamka (OIC), Qadar, Ruushka, Suudaan, Iswiidhan, Iswisarland, Turkiga, Uganda, Boqortooyada Midowday ee Britain, Dowladda Maraykanka iyo Qaramada Midoobay.

Related posts

Dabagale Oo U Digay Waraabe: Nin Dumarka Ku Dhex Fadhiyey Dagaalkii SNM,,,

Heemaall

Borama;-Abwaan Ibrahin Camir Oo soo Galay Gabayga Silsilada Liinta Xoorka Leh Ee Somaliland ka Socda

Heemaall

Ra’isul Wasaare Rooble Oo Amar Dul-dhigay Golaha Wasiirada iyo Hay’addaha Dowlada.(Akhriso)

Heemaall