Heemaal News Network
somali

Biden Oo Laalay Sharci Uu Trump Maraykanka kaga Mamnuucay Tik-Tok.

Madaxweyne Joe Biden ayaa laalay amar sare oo uu ansixiyay ninkii uu xilka kala wareegay ee Donald Trump kaas oo Mareykanka ka mamnuucayay baraha Shiinaha laga leeyahay ee TikTok iyo WeChat.

Trump ayaa sanadkii hore amray in la xiro app-ka TikTok, oo ay leedahay shirkadda Shiinaha ee Bytedance, kadib markii laga keenay dhowr dacwado balse weligii lama dhaqan gelin,

Hase yeeshee, Waaxda Dhaqaalaha Mareykanka ayaa haatan qiimeyn ku sameyn doonta barahan laga leeyahay Shiinaha, waxayna waaxdu eegi doonta in barahan ay khatar ku yihiin ammaanka qaranka ee Mareykanka, sida uu sheegay Bide

Related posts

Deni Oo Puntland ka Bilaabay Wada-tashiyo ku Saabsan Arrimaha Doorashooyinka Somaliya

Heemaall

Xuutiyiinta Oo Lagu Eedeeyay inay Khasab ku Dagaal-geliyanayaan Muhaajiriin Afrikanka ah

Heemaall

Borama:-Beel Taageero Xoogan U Muujisay Musharax Cali Xuseen Iyo Siciid C/raxmaan.

Heemaall