Heemaal News Network
somali

Biixi Oo Xilkii Ka Qaaday Gudoomiyayaashii Gobolada Iyo Agaasimihii Baanka Dhexe

madaxweynaha maamulka Somaliland ayaa xilalkii ka qaaday gudoomiyayaasha gobolada iyo agaasimihii guud ee bankiga dhexe ee Somaliland.

Xilka qaadistan ayaa lagu shaaciyey wareegto hadda ka soo baxaday xafiiska Madaxweynaha oo nuqul ka mid ah loo soo diray Heemaal News.

Related posts

Muuse Biixi Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Jabuuti

Heemaal

Rooble Oo Caawa la Kulmay Taliyaasha Ciidamada iyo Gudoomiye Muudey Una Digay..(Sawiro)

Heemaall

AMISOM Oo La Hoos Geeyey Taliska Ciidanka Xooga Dalka Soomaliya

Heemaal