Heemaal News Network
somali

Boolis Ka Socda Siraaliyoon Oo Tababar Aqoon Kororsi Ku Qaatay Kismaayo

Maamulka Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya, AMISOM, ayaa tababar aqoon-kororsi ah oo ku saabsan ilaalinta dadka rayidka ah u soo gabagabeeyay askar Booliis ah ka tirsan mamulkaasi.

Tababarkaan oo socday muddo saddex maalmood ah waxaa lagu qabtay magaalada Kismaayo, ee Dowlad Goboleedka Jubaland.

Labaatan iyo shan sarkaal oo boolis ah oo ka socda Qeybta Booliska ee Siraaliyoon ayaa ka qaybgalay tababarkaan .

Tababarkaan waxa mudadii uu socdy lagu bartay sidii ciddamada loo fahamsiin lahaa tilmaamaha quseeya ilaalinta dadka rayidka ah, gaar ahaan xilliyada ay socdaan gudashada waajibaadyada ciidan ee ay u xilsaaran yihiin.

Related posts

Boqor Salman Oo Xil Sare U Magacaabay Wiilkiisa iyo Xubno kale Oo Reer Boqor ah

Heemaall

RW Sudan Oo Isku Qalday Sawirada Madaxweyne Farmaajo Iyo Xassan Shiikh.(Sawirro)

Heemaall

Wafdigii Raisul Wasaaraha Somaliya Oo Gaaray Nairobi.(Sawirro)

Heemaall