Heemaal News Network
somali

Booliska Fadaraalka Itoobiya Oo Dhoolatus ku Sameeyay Addis Ababa.

Booliska magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya oo soo bandhigay labiskooda cusub laba maalmood ka hor doorashada dalkaasi ka dhaceysa Isniinta.

Ra’iisawasaare Abiy Axmed ayaa ku adkeysanaya inay tahay doorashadii ugu wanaagsanayd ee dalkaasi ka dhacda. Waxay dhaceysaa xilli colaad iyo macluul ay saameyn ballaaran ku hayaan waqooyiga dalkaasi.

Beesha caalamka ayaa shaki weyn ka muujisay dhexdhexaadnimada doorashada isniinta dhaceysa.

Related posts

Guddiga Doorashada Oo ka Horyimid Inay Doorashada Aqalka Hoose Awood ku Yeeshaan Dowlad-goboleedyada.

Heemaall

Sababta Fahad Yaasiin Loogu Xanibay Garoonka Jabuuti Oo la Ogaaday.

Heemaall

Beerta kobcinta Dhirta Iyo Dabiiciga Oo Somaliland Laga Hirgalinayo.

Heemaall