Heemaal News Network
somali

Boqorkii Sisifoonka Caalamka Ee Kooxda Kool & Gang Oo Geeryooday

Dennis Thomas, oo sidoo kale loo yaqaan Dee Tee, ama boqorkii sisifoonka ayaa geeriyooday.

Boqorka sisifoonka, oo ka mid ahaa xubnihii asalka ahaa ee kooxda Kool & Gang, ayaa  ku geeryooday 70 . Wuxuu na ku geeryooday gurigiisa sida kooxdu ku qortay barta ay Facebook ku leedahay.

Kooxda Kool & Gang  wuxay waayo fiican soo qaateen sannadihii ​​1970 -yadii iyo 1980 -yadii. Kooxdu waxay sameysay heeso dhowr ah oo caan ah, oo ay ku jiraan «Celebration» og «Get Down on It».

Related posts

Shirwayne Aan Lagu Aqoonsan Madaxti-nimada Farmaajo Oo ka Furmay Muqdisho.

Heemaall

Gudoomiye C/risaaq Khaliif Oo Digniin Adag U Diray Mudanayaasha Golaha Wakiilada

Heemaall

Madaxweynaha Jabuuti Oo Shirkii Q/Midoobay kaga Hadlay Xaaladaha Somaliya Iyo Itoobiya

Heemaall