Heemaal News Network
somali

Boris Johnson Oo Wada Qorshe Uu Kaalmada Uga Jarayo Dalalka Caydha Ah

Ra’isul Wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson ayaa dirqi kaga badbaaday in ay qaar ka mid ah xubnaha xisbigiisa ee Baarlamanka kahor yimaadaan qorshe ay dowladiisu ku dooneyso in ay ku yareyso gargaarkii Ingiriisku uu siin jiray waddamada saboolka ah.

32 xildhibaan oo ay ku jirto Ra’isul Wasaarihii hore ee Britain Theresa May iyo afar wasiiir ayaa taageeray qorshe lagu diidayo 4 bilayn oo laga dhimay deeqihii dowladu bixin jirtay, soona jeediyey in baarlamanka lahor keeno

Arrintan ayaa saameyn ku yeelan doonto wadamada saboolka.

Related posts

“Waxaa Cadaatay In Dhalinyaradii Loo Qaaday Eritrea Ka Dagaalameen Tigre” CC Shakuur.

Heemaall

Dadka Loo Qabtay Dilkii Caruutii Baydhaba Oo Kor U Kacday

Heemaal

Biden Oo Qorsheynaya Tallaabo Dib U Kicin-karta Xiisadda Turkey iyo Mareykanka.

Heemaall