Heemaal News Network
somali

Boris Oo Wada Hadal Ugu Baaqay Gooni U Goosadka Scotland

Ra’isul Wasaaraha dalka Britain Boris Johnson ayaa Axaddii kulan aan caadi ahay ugu baaqay in ay isugu yimaadaan madaxda Gobolada ay ka kooban tahay Boqortooyada Ingioriisku, kaddib markii xisbiyada Scotland ee u ololeeya gooni isutaageeda ay ku guuleysteen aqlabiyadda kuraasta Baarlamanka.

Hogaamiyaha xisbiga SNP Nicola Sturgeon ayaa sheegtay in natiijada doorashadu ay muujineyo in afti labaad laga qaado umadda reer Scotland ay tahay mid lama huraan ah, isla markaana siyaasiyiinta London ku sugana haddii ay isku dayaan in ay ka hor yimaadaan ay dagaal la geli doonaan doonista dimuqraadiyada Scotland.

Xigasho VOA

Related posts

Xeerbeegtiga Xukunka Derek Chauvin Oo Bilaabay Dooda Dacwada

Heemaal

Saraakiil ka Socda Puntland Oo Gaaray Jiida Hore Ee Dagaalka Mudug (Sawirro)

Heemaall

USA Oo Xaqiijisay In Taalibaan Si Degdeg Ah Ula Wareegeen Afgaanistaan

Heemaal