Heemaal News Network
somali

Burcad Internet Ah Oo Dhacday Soomalida Kenya

Guddiga gancsatada Soomaalida ee magaalada Nairobi ayaa aad uga walwalsan kooxo burcad dhanka Internetka ah, kuwaas oo maalmihii la soo dhaafay lacag badan ka dhacay soomaalida ku nool dalka Kenya, iyagoo guddiga suuqa Islii ugu baaqay bulshada Soomaalida inay ka feejignaadaan burcadda Internetka.

Arrintan ayaa imaanaysa kumanaan qof oo ku nool magaalada Nairobi ay wali dhibbaneyaal u yihiin adeegga ama Applicationka CASH24 kaas oo la goostay lacago badan oo ay leeyihiin dad badan oo Kenyan ah oo ay Soomaali badana ku jirto.

Wariyaha VOA ee Nairobi Khadar Maxamuud Xareed ayaa warbixintan ka diyaariyay.

 

Related posts

Boqortooyada Ingiriiska Oo Shaaciyey inuu Geeriyooday Boqor Philip.

Heemaall

Wasiir Kaahin “Aad Baan Uga Xumahay in Koore Lagu Yidhaahdo Gunno Ayuu ku jooga”

Heemaall

Maayirkii Hore Ee Hargeysa Oo Shaaciyay In Uu U Tanaasulay Cabdikariin Axmed Mooge.

Heemaall