Heemaal News Network
somali

Casho Sharafeed Lagu Sagootinayay Madaxda Dowlad Goboleedyada Oo Caawa Qabsoontay(Sawirro)

Midowga Musharaxiinta ayaa caawa Munaasabad sagootin iyo boggaadin ugu sameeyay Hotelka Jazeera Madaxweynayaasha shanta Dowlad Goboleed ee qeybta ka ahaa Heshiiskii doorashooyinka ee lagu saxiixay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran.

Madaxda ku kulantay Hotelka Jazeera ayaa cashada ka dib waxaa halkaas ku dhexmaray kulamo kala duwan iyo wada sheekeysi la xiriiray xaaladihii la soo maray iyo arrimaha siyaasada dalka.

Madaxda dowlad goboleedyada intooda badan ayaa qorsheynaya iney beri ka duulaan magaalada Muqdisho iyagoo dib ugu laabanaya degaanadii ay ka yimaadeen.

Related posts

“M/Biixi Xisbigii Kulmiye Waxuu U Gacan Galiyay Buuni, Xinif Iyo Waxan Dhaamin” Siyaasi Jamac.

Heemaall

Rooble Oo Booqday Safaarada Somaliya Ee Nairobi.(Sawirro)

Heemaall

Taalibaan Oo Amartay In Xabsiga loo Taxaabo Dagaalyahano ka Tirsanaa Oo Dad ku Dilay Kabul.

Heemaall