Galmudug Satate

Doorashadii Madaxwaynaha Galmudug Oo Markale Dib Loo Dhigay

29th April 2017

Wararka aan goordhaw ka helnay magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee maamulka Galmudug ayaa sheegaya in dib loo dhigay Doorashada Madaxweynaha maamulkaasi oo lagu waday in maalinta berito ay ka dhacdo magaalada Cadaado. Guddiga Doorashada […]

Galmudug Satate

Nabadoon Caan Ah Oo Lagu Khaarajiyay Gaalkacayo

28th April 2017

Koox hubeysan ayaa xalay Magaalladda Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ku dilay nabadoon caan ahaa, sida goob-joogayaal ay sheegeen. Nabadoonka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Jaamac Diirshe (Maxamuud Fareey), sidoo kalana marxuumka waxaa uu […]

Galmudug Satate

Gudoomiyihii Rugta Ganacsiga Galmudug Oo Xilkii Laga Qaaday

19th April 2017

Digreetooyin kasoo baxda Xafiiska madaxweyne ku xigeenka iyo Wasiirka Ganacsiga iyo Wershadaha dowlad goboldeedka Galmudug C/qaadir Cllaahi Warsame (Cabdladiif) ayaa xilka looga qaaday Gudoomiyihii KMG ee Rugta ganacsiga Galmudug. Gudoomiyihii KMG ee Rugta Ganacsiga Galmudug […]

1 2 3 7