Hirshabeele

Alshabaab Oo Weerartay Suuq Xoolo Lagu Iibiyo

23rd June 2017

Ugu yaraan labo ruux ayaa ku geeriyootay shan kalana waa  ay ku dhaawacmeen kadib markii dagaalyahano ka tirsanAlshabaab ay saaka weerar ku qaadeen suuqa xoolaha lagu iibiyo ee  deegaanka Biyo Cadde oo katirsan gobolka Sh/dhexe. […]

Hirshabeele

Ganacsade Caan ah Oo Caawa Lagu Dilay Magaalada Beledweyn

18th June 2017

Kooxo hubeysan ayaa caawa xaafada Howl-wadaag ee galbeedka magaalada Beledweyn ku dilay Ganacsade caan ahaa, iyadoo kooxdii hubeysneyd ee dilka geysatay ay baxsadeen. Ganacsadaha la dilay ayaa lagu magacaabo jiray Ibraahim Cismaan Muumin oo loo […]

1 2 3 12