Caalamka

Sacad Xariiri Oo ku Noqday Lubnaan.

Ra’isal wasaaraha Lubnaan, Sacad Al-Xariiri, ayaa ku noqday Beirut tan iyo markii uu ka shaaciyey is casilaadiisa Sucuudiga laba todobaad iyo dheeraad ka hor. Xariiri waxa aariboodhka Bayruuk ku soo dhaweeyey ciidamada nabad gelyada markuu […]