Ciidamada Dowlada Iyo kuwa AMISOM Oo Wadajir Ugu Dhawaaqay Howlgal ka Dhan ah Alshabaab.

Maamulada Ciidamada Howlgalka Midowga Afrika ee (AMISOM) iyo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (SNA) ayaa sheegay in ay ka go’an tahay kor u qaadista isku dubaridka howlgalada milatari ee wadajirka ah si looga hortago falalka ay geystaan Al-Shabaab.

Taliyaha ciidamada AMISOM Diomede Ndegeya, taliya Ciidamada Dhulka ee xoogga Abas Amin Ali, iyo saraakiil laba dhinac ah ayaa isku raacay muhiimad ahaan in la dhiso unug isku duwa howlgalada looga horjeedo Shabaab.

Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM ayaa howlgallada ugu badan waxaa ay ka fuliyaan degaano ka tirsan gobolada Shabeellooyinka iyo Hiiraan, iyaga oo dagaal la gala AlShabaab.

Related posts

Zidan Oo Ku Goodiyey In Cinqaab Intan Ka Badan Marsiin Karayey Bacelona

Heemaal

Yahuudda Masar Oo Laga Mamnuucay Dabbaaldegyada Munaasibadaha Diiniga.

Heemaall

Xus Loogu Ducaynayay Dadkii Lagu Xasuuqay Qaraxii Zoobe Oo Lagu Qabtay Muqdisho.(Sawiro)

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy