Heemaal News Network
somali

Ciidamada Ilaalada Turkiga Oo Badbaadiyey Tahriibayaal

Ciidamda ilaalada xeebaha ee dalka Turkiga ayaa soo badbaadiyay 231 qof oo tahriibe kuwaas oo ay dowladda Giriiggu dib usoo celisay.

Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in ciidmada ilaalada xeebaha Giriiggu ay qasab ku soo celiayeen doomihii ay wateen tahriibayaalkaan doonayay inay galaan qaaradda Yurub.

Turkigu waxey intaas ku dareen in dadkii la soo badbaadiyay la geeyay goobaha loogu tala galay tahriibayaalka.

Wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda Turkiga ayaa hore u sheegay in dowladda Giriiggu xoog ku soo celisay seddexdii sanno ee la soo dhaafay in kabadan 80,000 oo qof kuwaas oo doonayay inay galaan wadamada Yurub.

Related posts

Cumar C/rashiid:-“Qeyb kama ahayn Bayaankii Madaxdii Hore Ee Puntland kasoo Baxay”

Heemaall

Saraakiil Reer Galbeed ah Oo Shaaciyey Laba Xog Oo ay Heshay Ikraan Tahliil Oo Sababay Dilkeeda.

Heemaall

Kormeere Waxbarasho Oo Afgooye Lagu Khaarajiyay

Heemaall