Heemaal News Network
somali

Ciidamada Puntland Oo Qabtay Gawaadhidii Doorashada Soomaliland

Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa shaaciyey inay la wareegeen kaadhadh lagaga codaynayey doorashooyinka somaliland.

ciidamada Puntland ayaa soo bandhigay kaadhadhka codbixinta ee doorashooyinka somaliland oo ay kala wareegeen deegaano ka tirsan somaliland oo lagaga codayn lahaa.

telefishanka maamulka Puntland ayaa war uu baahiyey ku sheegay in ciidamadu ay kaadhadhkan ka soo qabteen deegaano si dhuumasho ah lagu soo galiyey oo la doonayey in la soo gaadhsiiyo sanaaduuqda codaynta.
Hoos ka daawo

Related posts

Xisbiyada Mucaaridka Oo Wax Isdaba-marin ku Eedeeyay Guddiga Doorashada Itoobiya.

Heemaall

Maxkamada Ciidamada Oo la Horkeenay Ganacsato loo Heysto soo Dejinta Agabyada Qaraxyada.

Heemaall

Wararkii Ugu Dambeeyay Qaraxii Ismiidaminta ahaa Ee Maanta ka Dhacay Muqdisho.(Sawiro)

Heemaall