Heemaal News Network

Ciidanka Danab Oo Howlgal ka Fuliyay Deegaano ka Tirsan Shabeellaha Dhexe.

Ciidanka kumandooska danab ayaa hawlgallo nabad sugid ah ka sameeyey deegaanada War ciise, Maja badan, Qor dhere, Bulo gannay, ka dheereey iyo kulan kuwaasoo Dhamantood ka tirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe.

Taliyaha ururka 7aad ee Guutada 16aad ee Ciidanka kumandooska danab Dhame Xasan maxamed cisman oo hogaamiyanyey hawlgalka ayaa sheegay in u jeedka hawlgalku u ahaa in Lagu Bur Buriyo Fariisamo Al-Shabaab deganaakaas.

Dhinaca kale Taliyaha ayaa Shacabka Somaliyeed Ka Codsaday in ay la shaqeeyaan Ciidamada Si Looga guulaysto Al-Shabaab.

Hawlgalkan ay sameyeen ururka 7aad ee Guutada 16aad Ciidanka Kumandooska Danab ayaa qayb ka ah hawlgalada guud ee lagu baacsanayo Al-Shabaab sida uu sheegay talisa ciidanka xoogga.

Related posts

Maxkamada Hiiraan Oo Xabsiga kasii Deysay Dad U Xirnaa Hir-shabelle.

Heemaall

Maxkamda Sare Ee Somaliland Oo Heshiis ku Dhameeyay Dacwad Dhuleed Oo Mudo 20 Sano Socotay.

Heemaall

Siyaasi Ramaax Oo Si Adag U Weeraray Shirkada Dp World Fariin-na U Diray M/Biixi.

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More