Heemaal News Network

Ciidanka Itoobiya Oo Magaalo Muhiim ah Caawa kala Wareegay Ciidamada TPLF.

Weeraro isdaba joog ah oo ay Xukuumadda Abiy Axmed ugu Magacdartay Xidido Siibka (TPLF) ayaa lagu qaaday Galabta illaa Caawa Talisyada Maleeshiyaadka TPLF Ee Magaalada Maqale.

Saraakiisha Ciidamada Federaalka Federaalka sheegay in Ciidamada Gacanta ku dhigeen Magaaladda Shire oo Muhiim u ahayd Maleeshiyadda TPLF , sidoo kalena ay kusii dhawaanayaan Magaaladda Faca wayn Ee Axum.

Duqeymo aan kalla Joogsi lahayn ayaa Gabal dhicii Maqribnimo lagu garaacay Magaalada, waxaana Ciidamada Federaalka Itoobiya ay Jihooyin Badan ka go’doonsheen Ciidamada TPLF.

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa Maanta shaaciyay in uu dhamaaday waqtiga loo qabtay inay sku-soo dhiibaan Ciidamada TPLF ,isaga amray in3dagaal xoogan lagu qaado.

Related posts

Wariye Si Khaldan Uga Qayb Galay Shir Wasiiradda Difaaca Yurub Lahaayeen

Heemaal

Jarmalka Oo Ciidanka Itoobiya ku Wareejiyay Daawo, Xilli ay Dagaal kula Jiraan Tigrey.

Heemaall

Wasaarada Ciyaaraha Somaliland Oo Go’aan kasoo Saartay Ciyaartii Muranku ka Dhashay.

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More