Heemaal News Network
somali

Ciidanka Taraafikada Somalia Oo Loo Magacaabay Taliye Cusub

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cabdi Xasan xijaar ayaa taliyaha Ciidanka Ilaaladda Wadooyinka u Magacaabay Generaal Bishaar Abshir Geedi oo ka mid ah Saraakiisha Sarsare ee Ciidanka Booliska.

Taliyaha Ciidanka Booliska ayaa taliyaha cusub ka codsaday in uu dardargaliyo howlaha Ciidanka Ilaaladda Wadooyinka.

Shaqadda Ciidanka Ilaaladda Wadooyinka ayaa wanaagsaneyn bilihii ugu dambeeyay , waxaana jiray cabasho laga muujiyay ciriirga wadooyinka.

Bishaar Abshir Geedi ayaa horay u soo noqday taliyaha ciidanka booliska gobolka Banaadir, waxaana sidoo kale booliska uu kasoo qabtay shaqooyin kala duwan.

Related posts

Xus loo Qabtay Xiriirka Somaliya Iyo Turkiga Oo 10 Jirsaday.(Sawiro)

Heemaall

Faysal Cali Waraabe Oo Hablaha Uga Digay Raga Qaadka Cuna.

Heemaall

Netanyahu Oo Gubay Diiwaangalino Sir Ahaa Oo Ku Kaydsanaa Xafiiskiisa

Heemaal