Heemaal News Network
Cayaaraha

Ciyaaryahanka Reer Senegol Ee Sadio Mane Oo Loo Aqoonsaday Ciyaaryahankii Africa ee 2019

Weeraryanka kooxda Liverpool iyo xulka qaranka Senegal Sadio Mane, ayaa xalay loo doortay in uu noqdo ciyaariyahanka ugu wanaagsan qaarada Afrika.

 

Mane, ayaa abaal marintan ku gaaracay ciyaariyahanka reer Masar isku kooxdana ay yihiin ee Mohamed Salah iyo ciyaariyahan reer Algeria iyo kooxda Manchester City ee Riyad Mahrez. Mane, oo 27, sano jir ah ayaa kooxdiisa ka caawiyay ku guuleesiga horyaalka qaarada Yurub ee Champions League, isagoona 30 gool u dhaliyay kooxdiisa xagaagii lasoo dhaafay.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More