Heemaal News Network

Culumadda Minnesota Oo War kasoo Saaray Xaaladda Cakiran Ee Doorashada Somaliya.

Culumodiinka Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota ayaa shalay galabnimadii ku qabtay shir saxaafadeed ay kaga hadlayeen xaalada cakiran ee arimaha doorashada ee ka taagan dalkeena Soomaaliya gudaha masaajidka Abuukar as sadiiq ee Minneapolis gobolka Minnesota.

Shir saxaafadeedkan ay culumaddu ku farayeen madaxda kala duwan ee ay qusayso arimaha doorashada inay xal guud ka gaaraan arimaha laysku hayo isagana soo dhawadaan kala fogaashaha siyaasadeed ee xiligan adag laysku hayo, dhanka kale waxy u mahdceliyeen beesha calamka kaalinta ay k qaadanayso in wxlaba ay u dhacaan sidii loogu talagalay halkan hoose ka daawo shirkaan qaabkii uu u dhacay.

 

Related posts

Ururada Siyaasada Oo Shaki ka Muujiyay Kalsoonida Garsoorka Puntland.

Heemaall

Congress-ka Oo Meel-mariyey Xirmo Lacageed Oo Loogu Talo-galay COVID-19.

Heemaall

Wafdi Mareykanka ah Oo Uyimid Khilaafka Somaliya Oo soo Gaaray Muqdisho.

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More