Heemaal News Network
cayaaraha

Daawo Messi Oo Oohin Ku Macal Salaameeyey FC Barcelona

Lionel Messi oo ilmeynaya ayaa xaqiijiyay maanta Axadii inuu ka tagayo FC Barcelona ka dib markii kooxdu ay sheegtay inaysan awoodi karin inay bixiso mushaharka sare ee xiddigooda reer Argentine iyada oo aan halis gelin mustaqbalkeeda.

Messi ma uusan sheegin waxa qorshihiisa dhow yahay, laakiin wargeyska Faransiiska ee L’Equipe ayaa sheegay Jimcihii inuu u dhaqaaqayo dhanka Paris St Germain ka dib markii tababarahooda Mauricio Pochettino uu u sheegay suxufiyiinta.

Related posts

17 Kooxood Oo Xaqiijiyay In Ay Cayaarayaan Champions League 2021-2022

Heemaal

Messi Iyo Neymar Oo La Isku Siiyey Copa America

Heemaal

Yoane Wissa Oo Gurigiisa Lagu Weeraray Aasiidhna Wajiga Lagaga Daadiyey

Heemaal