Daawo Qaabkii Uu u Burburay Gantaalkii Soyuz Ee Siday Dayax Gacmeedka, Iyo Labada Cirbixiyeen Siday Uga Badbaadeen

Taabaabulshihii Duulaamdkiisa

Labbada Duuliye

Markii uu duulay ee uu burburay.

Labbo cir bixiyeen oo u kala dhashay dalalka Ruushka iyo Maraykanka Alexey Oychinin iyo Nick Hague, ayaa ka badbaaday shil ka dhacay hawada sarre, kadib markii uu dhulka afka galiyey gantaal la damacsanaa in uu gaadhsiiyo hawada sarre.
Gantaalkan ayaa ka baxay xayndaabka dhulka marka ay ciladu ku timid, waxaana uu ahaa gantaalkii ugu waynaa abdi ee hawada sarre agab iyo dad u qaada.
Cirbixiyeenada ayaa ku soo dagan bartamaha qaarada Aasiya sida ay sheegtay NASA iyo warbaahinta Ruushka.