Xaafuun iyo deegaannada ku dhow ayaa waxaa helay dhibaatada ugu weyn ee duufaanno socday 48-dii saac ee la soo dhaafay kuwaas oo ku dhuftay qeybo ka mid ah Puntland, iyada oo ay halkaasi ku dhinteen 8 ruux oo kalluumaysato ah oo u dhashay dalka Yemen.
Waxaa dumay guryihii waxaa burburay wadooyinkii iyo adeegee korontada, magaalada kuma arkaysid dad oo waa laga qaxay.