Heemaal News Network
Caalamka

Dad Badan Oo Lagu Toogtay Magaalada Dordrecht Ee Dalka Holland Hadda

Dhawr qof ayaa lagu toogtay magaalada Dordrecht ee ku taala dalka Holland oo wax ka yar 18km kaga beegan koofur bari caasimada labaad ee dalkaas.

Masuuliyiintu wali ma xaqiijin tirada dadka ku dhintay ama ku dhaawacmay toogasahdan, marka laga reebo Booliska oo sheegay in ay wadaan hawlgal balaadhan, iyo duqa dagmada Wouter Kolff oo bartiisa twitterka soo dhigay in uu dhacay shil

culus. Wixii war ee ka soo kordha waan soo gudbin doonaa

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More