Heemaal News Network
somali

Dad ku Qaylinayay Hadalo Yahuud Nacayb ah Oo Lagu Xir-xiray London.

Booliiska magaalada London ayaa xiray afar qof kadib markii baraha ay bulshada lagu wadaagay muuqaal muujinaya dadkan oo ay baabuur ay ku dhex wateen xaafad ay ku badan yihiin dadka Yuhuudi ahi kuna qaylinaya, sida booliisku sheegay, hadallo Yuhuud nacayb ah.

Wadada Finchley Road oo ku taalla waqooyiga London kana mid ah degmooyinka ay dadka Yuhuudu ku badan yihiin ayaa muuqaalkan oo uu qof daaqadiisa ka duubay waxa laga arkayaa baabuur badan oo ay ka lushaan calanka Yuhuudu iyada oo dadka gaadiidkaas saarnaana ay ku dhawaaqayeen hadallo hanjabaado ah.

Related posts

Wafdi ka Socda Kenya Oo Qiimayn ku Samaynaya Madaarka Hargaysa Oo Yimid.

Heemaall

Taliban Oo Xarig Iyo Jirdil kula Kacday Weriyeyaal ku Sugan Kabul (Sawirro)

Heemaall

Xildhibaano ka Gadooday Tababar Xukuumada Biixi Ugu Dhex Furtay Golaha Wakiilada.

Heemaall