Dadka Ku Nool Caasimada Hindiya New Delhi Oo Qiiq Sumaysan Ka Cabanaya

Qiiq sumaysan oo hawada qabsaday ka dib markii dadka ku nool Caasimada Hindiya ee New Dalhi oo u dabaaldagaya Ciida Laydhka ee la yidhaa Diwali ay hawda u rideen Malaayiin Xabo oo Buluulaydh ah ayaa sababay in ay dadka qaar neef qabatoobaan hawaduna wasakhawdo

Daawo Sawiro:

s

© Heemaal News Netwok