Heemaal News Network
somali

Dagaal Xooggan Oo ka Socda Duleedka Dhuusamareeb

Sida Saraakiisha Ciidanka Dowlada Soomaaliya u Xaqiijiyeen Warbaahinta waxaa Dagaal xoogan ka qarxay meel u dhaw deegaannada sino-dhaqo iyo Labidulle ee duleedka Magaalada dhuusamarreb.

Dagaalkan ayaa qeyb ka ah Howl galada ka socda gobolka Galgaduud.

Al-Shabaab ayaa la sheegay in ay weerar kusoo qaadeen ciidanka dowladda ee dhawaan qabsaday degaanadaasi.

Sarakiisha ayaa sheegay in wali uu socdo howl galka lagula dagaallamaayo Shabaab.

Related posts

Biden Oo Ku Biiray Xubnaha Raba In Guddoomiya New York Is Casilo

Heemaal

Ciidamada Yahuuda Oo soo Qabatay Falastiiniyiin Xabsi ka Baxsaday

Heemaall

Xildhibanada Dimuqraadiga Oo Dhalleecayay Duqeymihii Maraykanka Uu ka Geystay Somaliya

Heemaall