Heemaal News Network

Dagaalka Itoobiya kula Jirto Tigrey Oo ka Socda Xadka Eritrea.

Dagaal culus ayaa ka soconaya magaalada Shire ee waqooyiga Itoobiya halkaas oo ay ku dagaalamayaan ciidanka dowlada iyo TPLF.

Wararka laga helayo shaqaalaha gar-gaarka ayaa sheegaya in ciidanka Itoobiya ay dhowr jaho ka weerareen magaalada Shire oo ay ku nool yihiin dad lagu qiyaasay 47,000 qof, waxay xigtaa dhanka Eritrea waxayna xuduuda u jirtaa 200Km

Deegaanka Shire ayaa waxa ku yaala xeryo ay ku noolyihiin dad qaxooti ah oo badankooda Eritrea ka yimid.

Dowladda Itoobiya wali wax war ah kama soo saarin dagaalka Shire Ciidanka Itoobiya ayaa horay ula wareegay magaalooyin ay ka mid yihiin Humera iyo Alamata.

Related posts

Somaliland Oo Xukun Adag ku Riday Nin Kufsi Iyo Dil ka Gaystay Burco.

Heemaall

Wasiirka Difaaca Somaliya Oo Danjiraha Itoobiya Kulan kula Yeeshay Muqdisho.

Heemaall

Qoys Hindi ah Oo Dacwo ka ah Gabadhooda Oo ku Dhibaateysan Soomaaliya.

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More