Heemaal News Network
somali

Dagmooyinka Somaliland Oo Awoodi Waayey Xuska 18 May

Dagmooyin badan oo ka tirsan maamulka Somaliland ayaa awoodi waayey in ay u dabaaldagaan xuska 18 may ee sanadkan, dhaqaalo la’aan baahsan oo soo food saartay awgeed.

Marka laga reebo magaalada Hargaysa, degmooyinka kale ee waaweyn ayaa xafladihii 18 may ku qabtay goobo kooban, sida Laascaanood, Boorama, Ceerigaabo, Berbera iyo Burco,

Dagmooyin kale oo aad looga xusu jiray ayaan sanadkan laga xusin iyadda oo taa badalkeega laga dhigay shir jaraaid oo looga hadlay taariikhda 18 may.

Halkan hoose waxaan ku soo gudbinaynaa qaar ka mid ah dagmooyinka sidii looga xusay.

Related posts

“Hadii Sharciga la Ixtiraamin Suuqa Ayaa La Iska Afduuban Doonaa” Xildhibaan Miicaad

Heemaall

Dagaalkii Ka Socday Gobolka Sool Oo Xal Laga Gaaray

Heemaal

R/Wasaare Rooble Oo la Kulmay Qoyska Ikraan Tahliil Balan-qaad-na U Sameeyay.(Sawiro)

Heemaall