Heemaal News Network
Soomaaliya

Dani Oo Si Rasmi Ah U Qaadacay Shirkii Uu Ku Baaqay Farmaajo

Munaasabadda Xuska 1-da Luulyo oo ah Sanad guurada 60-aad ee Xoriyadda iyo Midowga Soomaaliyeed.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka qeybgalay caawa Munaasabadda Xuska 1-da Luulyo oo ah Sanad guurada 60-aad ee Xoriyadda iyo Midowga Soomaaliyeed.

Posted by Dabaraani Media Inc on Tuesday, June 30, 2020

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More