Heemaal News Network

Danjiraha Somalia Ee K/Sudan Oo Qodobo Muhiim ah kala Hadlay Riek Machar.(Sawirro)

Danjiraha Jamhuuriyadda Soomaaliya u fadhiya dalka Koonfurta Sudan Xuseen Xaaji Axmed ayaa kulan kula qaatay magaalada Jubba Madaxwayne ku xigeenka kowaad ee dalkaas, Riek Machar.

Kulankan ayaa looga hadlay xiriirka labada dal iyo labada shacab iyo siddii loo sii horumarin lahaa iskaashiga ka dhexeeya

Kulanka dhex maray Danjire Xuseen iyo madaxweyne ku xigeenka K/Sudan Riek Machar ayaa sidoo kale looga hadlay xaladda ganacsatada Soomaaliyeed ee dalkaas ku ku nool iyo sidii wax looga qaban lahaa caqabadaha heysta

Labada masuul ayaa isla faaqiday sidii muwaadiniinta Soomaaliyeed ee dalkaas ku nool u-heli lahaayeen ka warqabka iyo daryeelka ay u baahan yihiin iyo kaalinta ay ka qaadan karaan horumarka dalka.

Related posts

Dowladda Britain Oo ku Dhawaaqday Inay Somaliya U Tababarayso 500 Oo Askari.

Heemaall

Jubbaland Oo Ka Jawaabtay Diidmada Dawlada Fadaraalka Ee Liiska Ay Qoreen

Heemaal

Midowga Musharaxiinta Oo War Adag kasoo Saaray Jadwalka Doorashada Ee la Shaaciyay

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More