Heemaal News Network
Heemaal

Dawlada Fadaraalka Oo Lagu Eedeyey inay Afduubatay Doorashada Galmudug.(Akhriso)

Madaxa Xukuumadda Galmudug Shiikh Shaakir ayaa soo saaray War-saxaafadeed lagu sheegay in ahlu suna aysan qeyb ka aheyn wax uu ugu yeeray Doorashada boobka ah ee DFS ay dooneyso in maamul loogu dhiso Galmudug.

Ahlusunna waxa ay caddeysay in dowladda dhexe ee Soomaaliya ay soo xushay Xildhibaanada Galmudug 69 ka mid ah, islamarkaana loo diiday Odayaasha dhaqanka in ay soo xulaan.

Hoos ka akhriso:

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More