Heemaal News Network
heemaal

Dawlada Fadaraalka Oo Xirtay Dacwadii Loo Haystay Cabdi Janan

Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee dalka iyo Maxkamadda Gobalka Banaadir ayaa soo xiray gal dacwadedki loo heystay wasiirkii Amniga Jubbaland Cabdirashiir Janan.
Xeer ilaaliyaha dalka iyo Maxkamadda Gobalka Banaadir ayaa sheegay in la soo xiray galka dacwadda Cabdirashiid Janan.
Janan ayaa horay dowladda ugu eedeysay in ay uu dambiyo dagaal oo ka dhacay gobalka Gedo.
Dowladda Soomaaliya ayaa Bartamihii bishii March ee sanadkan heshiis la gaartay Cabdirashiid Xassan Cabdinur Janan.

Hoos Ka Akhriso Warqadda Ka soo Baxday Xeer Ilaalinta.

Halkan ka akhriso warqada go’aaminta maxkamada.

Related posts

Israel Oo Weli Duqeymaha ku Haysa Qasa Iyo Xamaas Oo ka jawaabtay.

Heemaall

Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Xuseen Caydiid.(Sawirro)

Heemaall