Heemaal News Network
somali

Dawlada Itoobiya Oo ku Dhawaaqday Xabad-joojin Dhinaca Dagaalka Gobolka Tigray.

Dowladda federaalka Itoobiya ayaa xabbad joojin hal dhinac ah oo maanta dhaqan galeysa uga dhawaaqday Tigray, sida ay sheegty warbaahinta dowladda.

Xukuumadda Addis Ababa ayaa si joogto ah uga soo horjeesaneysay baaqyada caalamiga ah ee xabbad joojinta bani’aadannimo.

Jabhada Tigree ee ka dagaalanta dalka Itoobiya ayaa la xaqiijiyay in ay dib u qabsatay magaalada Mekelle oo ah Caasimada Tegree.

Itoobiya ayaa u muuqato in ay gashay marxalad cusub kadib markii ay xoogeesteen dagaalada ka socda dalkaas.

Related posts

Dowladda Somaliya Oo Gaadiid Gaashaaman kala Wareegtay Turkiga.(Sawiro)

Heemaall

Afhayeenka Kulmiye Oo Shaaciyay Inaysan Doorasho Madaxwayne ka Dhacaynin Somaliland.

Heemaall

Boqor Salman Oo Xil Sare U Magacaabay Wiilkiisa iyo Xubno kale Oo Reer Boqor ah

Heemaall