Heemaal News Network
somali

Dawlada Oo Warbixin ka Gudbisay Xaaladdaha Bini’aadanimo Ee Somaliya.(Akhriso)

Waxaa Magaalada Geneva ee dalka Switzerland Maanta lagu soo geba-gabeeyay shirka Arrimaha Bini’aadanimada, waxaana Soomaaliya uga qeyb gashay shirkaas Wasiirka Wasaaradda Gargaarka, maareynta & musiibooyinka ee Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye.

Shirka oo ay ka qeyb galeen Wasiiro ka socda waar kamid ah wadamada Caalamka ayaa waxaa diirada lagu saaray dhibaatooyinka bani’aadannimo ee jira iyo sida looga gudbi karo.

Wasiirka Wasaaradda Gargaarka, maareynta & musiibooyinka ee Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye oo ku matalayay Shirkaasi Soomaaliya ayaa ka jeedisay warbixin ku saabsan xaaladdaha Bini’aadanimo ee Soomaaliya.

Halkan Hoos Ka Akhriso Warka Wasiir Khadiijo:

Related posts

Borama:-Siyaasi ka Hadlay Cadaalad-daro Lagu Xaliyay Xiisadii ka Taagnayd Bariga Lughaya.

Heemaall

QM Oo Gaadiid Gaashaaman Ku Wareejisay Milatariga Somalia

Heemaall

Itoobiya Oo ka Digay in la Fara-galiyo Arrimaheeda Gudaha

Heemaall