Heemaal News Network
somali

Deegaanada ay Maamulaan Alshabaab Oo si Wayn Looga Ciiday.(Sawiro)

Degaanada ay gacanta ku heyso Al-shabaab ee koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ayaa si weyn looga dabaaldegay maanta munaasabada Ciidul adxaa.

Magaalada Ceelbuur ee gobolka Galguduud ayaa ka mid ah meelaha ay Al-shabaab gacanta ku heyso ee maanta sida weyn looga ciiday.

Dadweyne fara badan oo iskugu jira rag, dumar iyo caruur ayaa iskugu soo baxay fagaare ku yaalla degmadaas, halkaas ay salaada ciida ku tujiyeen masuuliyiin ka tirsan Al-Shabaab.

Related posts

Maansuuqii 2005tii Sameeyay Sawir Gacmeedkii Loogu Gafay Nabi Muxamed NNKH Oo Baqtiyay.

Heemaall

Is-rasaaseyn Khasaaro Geysatay Oo ka Dhacday Magaalada Guriceel

Heemaall

Kenya:-Xildhibaan Faduma Oo ka Noqotay Dacwad Ay ka Gudbisay Xildhiban ku Dhex Feeray Baarlamaanka

Heemaall