Heemaal News Network
somali

Deg Deg ah Suldaan Ibraahin Jamac Samatar Oo Caawa ku Geeriyooday Turkiga

Inaali laahi wa inaa Ilayhi Raajicuun Bahda Shabakada Heemaalnews waxay tacsi tiiraanyo le u dirayaan qoyska iyo beesha uu sulkaanka u ahaa ee uu ka baxay Suldaan Ibraahin Jaamac Smatar oo caawa ku geeriyooday dalka Turkiga.

Suldaanka ayaa xaalad caafimaad Turkiga u geeyay gabar uu dhalay, balse markii uu tagay kadib ayaa la sheegay inuu xanuun deg-deg ku soo booday, kaasoo mudo laba todobaad isbitaal ugu jiray xanuunkaasi aan la shaacin.

Waxaan Alle uga baryaynaa inuu naxariistii jano ka waraabiyo Suldaankii guud ee beelaha Maxad case Suldaan Ibraahin Jamac Samatar, qoyskii uu ka baxayna samir iyo Iimaan Eebe ka siiyo Aaamiin.

Waxii Warar ah ee kasoo Kordha Geerida Suldaan Smatar kala soco shabakada Heemaalnews

Related posts

Kalfadhigii Golaha Deegaanka Borama Oo Qodobo Laga soo Saaray

Heemaall

Beesha Caalamka Oo Kulan La Qaadatay Madaxweynayaasha Galmudug, Hirshabeelle iyo Koofur Galbeed.

Heemaal

RW Rooble Oo Magacaabay Agaasimayaal Guud.

Heemaall