Heemaal News Network
somali

Deni Oo Agaasime U Magacaabay Ciidamada PSF Ee Puntland

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne kuna Saabsan Magacaabid Agaasime Hay’adda PSF ee Ciidanka Puntland.

Madaxweynaha Maamulka Puntland

Markuu arkay: Dastuurka Puntland Qodobkiisa 80-aad.

Markuu arkay: Aqoontiisa, kartidiisa iyo waayo aragntinimadiisa Ciidanimo

Wuxuu xeeriyey:

1. Waxaa S/guuto Maxamed Amiin Cabddulalahi Xaaji Khayr loo magacaabay Agaasimaha Hay’adda PSF ee Ciidanka Puntland.

2. Xeerkani wuxuu dhaqan geleyaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.

Related posts

Itoobiya Oo Jawaab Adag ka Bixisay Hadal kasoo Yeeray Dawlada Sudan.

Heemaall

Ra’iisul Wasaaraha Sudan Oo ka Digay In Dagaal Sokeeye Uu ka Dhaco Dalkaasi.

Heemaall

RW Rooble Oo Magacaabay Agaasimayaal Guud.

Heemaall