Heemaal News Network

Dhalinyaro Badan Oo Loo Xidhay Qarax Ka Dhacay Magaalada Kismaayo

Ciidamada ammaanka ayaa xalay ilaa saaka baaritaano dhalinyaro badan lagu soo qabtay, waxaa ay ka sameeyeen magaalada Kismaayo, kadib markii bambo gacmeed xalay lagu weeray bar kontorool oo ay ku sugnaayeen ciidamada Jubbaland

Inta la ogyahay hal askari iyo saddex qof oo shacab ah ayaa ku dhaawacmay weerarka.
Werararka ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka ay xireen dhalin yaro badan oo lala xiriirinayo in ay ka tirsan kooxda Al-shabaab.

Ma jiraan weli wax war ah oo ka soo baxay saraakiisha ciidamada Jubbaland.

Ammaanka Magaalada Kismaayo ayaa faraha ka baxay maalmihii dambe, kadib markii ay kordheen weerarada bambo gacmeedka, qaraxyada iyo dilal qorsheysan oo ay geystaan Al-shabaab.

Related posts

Ra’sul Wasaare Abiy Oo Waqti kama Dambeys ah U Qabtay Ciidamada Tigrey.

Heemaall

Puntland Oo Guddi Baaris ah U Magacawday Shilkii Diyaaraddii Air Jabuuti.(Akhriso)

Heemaall

Senator ka Tirsan Aqalka Sare Ee Somaliya Oo Isku Casilay Arimaha Somaliland

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More