Heemaal News Network
somali

Dhiibaatooyin Farsamo Oo Food Saaray Whatsupka

Waxaa jira dhibaatooyin waaweyn oo ku habsaday app WhatsApp ee meelo badan oo adduunka ah, tiro badan oo isticmaalayaasha Soomaliya iyo wadamo kale ayaa soo sheegay dhibaatooyin ay kala kulmeen furitaankiisa iyo isticmaalkiisa.

Warbaahinta Heemaal News laftigaygu waxaan la kulanay dhibaatooyinkaa iyadda oo aan aad ugu isticmaalo Whatsupka war kala qaadashada.
WhatsApp-ku waa dhowr waddan oo ah adeegga loogu isticmaalka badan yahay isgaarsiinta. WhatsApp ayaan weli ka hadlin warbixinnada dhibaatooyinka waaweyn.

Related posts

Mareykanka Oo Somaliya Ugu Deeqay Tallaalka COVID-19,

Heemaall

Rooble Oo Ku Ceshay Cabdi Xaashi Warqad Been Abuur Ah

Heemaal

Qudbada M/Biixi U Jeediyay Jaaliyada Somaliland Ee Maraykanka

Heemaall