Dhimasho iyo Dhaawac ka Dhashay Dhisme 3 Dabaq ah Oo Burburay.

Dhisme 3-dabaq ka kooban ayaa ku burburay duleedka Magaalada Mombaay ee dalka India saaka halkaasi oo ay ku dhinteen llaa 8-ruux,sida laga soo xigtay warar ka soo baxay gudaha dalkaasi ah.

Burburka dhismahaan ayaa yimid xilli ay dad badan oo deganaa halkaasi ay ahaayeen kuwo hurda,waxaana warku intaa ku daray in dad gaaraya 20-25-ruux ay ku xayiran yihiin dhismahaasi burburay.

Shaqaale kuwa gargaarka degdegga ah iyo koox badbaadiyaal ah ayaa gaaray dhismahaasi burburay oo ku yaalla Magaalada Bhiwandi oo 40-km u jira Magaalada Mombaay.

Bishii la soo dhaafay, ugu yaraan 13 qof ayaa dhimatay ka dib markii dhismo shan dabaq ah uu ku dumey Mahad, oo ah magaalo warshadeed165-km ka xigta Mumbai.

Related posts

Zidan Oo Ku Goodiyey In Cinqaab Intan Ka Badan Marsiin Karayey Bacelona

Heemaal

Yahuudda Masar Oo Laga Mamnuucay Dabbaaldegyada Munaasibadaha Diiniga.

Heemaall

Xus Loogu Ducaynayay Dadkii Lagu Xasuuqay Qaraxii Zoobe Oo Lagu Qabtay Muqdisho.(Sawiro)

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy