Heemaal News Network
somali

Diyaarado Daroonis Oo Lagu Weeraray Qunsulliyad Maraykanku Leeyahay.

Saraakiisha Kurdishka iyo Warbaahinta Maxaliga ee dalkaasi ayaa sheegay in Daronis laga soo buxuiyey waxyaabaha qarxa lagu duqeeyey meel ku dhow Dhismaha Qunsulliyada Maraykanka ee laga dhisayo caasimadda Gobalka Kurdishka ee Waqooyiga Iraq.

Ilaa 3 Diyaarado Daroonis ahaa ayaa lagu duqeeyey Guri ku yaalla Tuulladda Baragah oo dhowr Kiilomitir u irta halka laga dhisayo Qunsuliyada cusub ee Maraykanka

Qoraal la soo dhigay Twitter-ka Qunsulliyada ayaa lagu cambaareeyey Duqeyntaasi, mana aha weerarkii u horeeysay ee Daroon lagu weeraro Xarumaha ay Maraykanka ku leeyihiin gudaha dalka Iraq.

Related posts

Iska Horimaad Hor Leh Oo Dhex-maray Ciidamada Armenia iyo Azerbaijan.

Heemaall

AMISOM Oo Saldhiga Maryan Gubaay ku Wareejiyey Ciidanka Xoogga Dalka.(Sawirro)

Heemaall

Ugaas Faraska Nabada RW Rooble ku Gudoonsiiyay Degmada Dayniile.(Sawiro)

Heemaall