Heemaal News Network
somali

Djibouti Oo Gurmad Ka Heshay Dalka Masar

Laba Diyaaradaha Xamuulka ee Milliteriga Masar waxay shixnado Gargaar Aadminimo oo aad u faraabdan u daabuleen dalka Jabuuti.

Diyaaradahaasi oo ka soo duulay Saldhiga Ciiddanka Cirka Masar ee ku yaalla Bariga magaalladda Qaahira.

Diyaaradahaasi waxay daabuleen Shixnado ka kooban Cunto, Daawooyin iyo Qalabka Caafimaadka.

Madaxweynaha dalka Masar, C/Fataax El-Sisi ayaa bixiyey Amarka Diyaaradaha Gargaarka geeyey Jabuuti, xilli uu Madaxweyne El-Sisi Maanta oo Khamiis ah booqasho uga bilaabantay dalka Jabuuti.

Related posts

Deni Oo ka Digay In la Dhaawaco Heshiiskii Laga Gaaray Doorashada Somaliya

Heemaall

Booliiska Awdal Oo Hawl-galo Amni Caawa ka Fuliyay Borama

Heemaall

Muuse Biixi Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Jabuuti

Heemaal