Heemaal News Network
somali

Dowlada Somalia Oo War kasoo Saartay Howlgal Lagu Dilay 15 Al-shabaab Ah.

Dowlada Somalia ayaa war ka soo saartay dagaal Ciidamada Xoogga Dalka ee ka hawlgallaya deegaanka Sinadhaqa oo kuyaalla duleedka Magaalada Dhuusamareeb kula galeen Xubno ka tirsan Ururka Al-Sabaab oo weerar ku soo qaaday shalay gelinkii dambe.

Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in Ciidamada xoogga oo hayay macluumaadka Al-Shabaab, iyaga oo ka faa’iidaysanaya sirdoonkooda iyo wadashaqaynta Shacabka deegaanka ay ka hortageen weerarka, isla markaana ay ka dileen 15 ka tirsan dagaalyahanada kooxdaas.
Halkan ka Akhriso

Related posts

Golaha Guurtida Somaliland Oo ka Dooday Arimaha Maaliyada Iyo Sixir Bararka

Heemaall

Muqdisho:- Hawlgal Oo Qabtay Shabkad Hubaysan Oo ka Tirsan Al Shabaab

Heemaall

Guddiga Doorashada Oo ka Horyimid Inay Doorashada Aqalka Hoose Awood ku Yeeshaan Dowlad-goboleedyada.

Heemaall